Former Member of Dutch Right-Wing PartyJoram van Klaveren Converts to Islam.

https://sputniknews.com/europe/201902061072169609-dutch-politicians-convert-islam/

Ninkaan wuxuu ahaan jirey nin islaamka aad u neceb, kana tirsanaa xisbi ka dhisan dalka hoolaandi. Wuxuu rabey inuu buug uu ku caynayo islaamka uu qoro. Markii uu si fiican u dhexgalay diinta islaamka ayuu muslimay.