

Maant oo ahayd Arabac, dadkii reer Kuwait(Kuwayt) waxay u dareereen masjidkii Bilaal binu rabaax oo uu yaalay marxuum boqorkii reer Kuwait Sheikh الأمير الراحل الشيخ صباح الأحمد الجابر الصباح oo ku geeriyooday dalka USA.

Aaska boqorka dhintay iyo tacsida loo dhigay ayaa waxaa hogaaminayey boqorka cusub الشيخ صباح الخالد الحمد الصباح.

Aaska boqorka ayaa ahaa mid qiiro wayn ku reebtay dadka reer kuwayt ka dib markii iimaamkii salaada aaska uu ku yiri dadkii tukanayey , waa salaadii aaska (”الصلاة على جنازة الشيخ صباح الأحمد الجابر الصباح), kadibna imaamkii uu ooyay.

Ilaahay ha u naxariisto الشيخ صباح الأحمد الجابر الصباح
By Badhawe Aden Hussein