Geedi socodka nabadaynta iyo horumarka Gobolka Mudug iyo iswareysigii labaad oo markale lagu qabatay wadanka Sweden, Gobolka Gothenburg.

Qaybtii labaad ee geedi socodka nabadaynta iyo horumarka Gobolka Mudug wuxuu ahaa iswareysigii labaad oo markale lagu qabatay wadanka Sweden, Gobolka Gothenburg. Qaybtaan labaad waxaa kasoo qayb galay bulshada kasoo jeeda gobolka Mudug qaybaheeda kala duwan. Shirku wuxuu ahaa mid si wanaagsan laysugu afgartay, laguna balamay alle hortiis iyo ubadka soo koraya in qofwalba guntiga u xirto sidii gobolkaas loogu wada noolaan lahaa, si islaanimo/muslinimo ah, walaaltinimo ah, darisnimo ah, xigto iyo xigaal ah, Somalinimo ah.

W/Q: Badhawe (Abdulgadir) Aden Hussein

Lämna ett svar

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *