Khudabadii Raisul baarlamaanka wadanka Kuwait Marzouq Ali Al-Ghanim

Asc:  Raisul baarlamaanka wadanka Kuwait Marzouq Ali Al-Ghanim oo khudbad ka jeediyey shirkii ay isugu yimaadeen Raisul baarlamaanada wadamada carabtu ee lagu qabtay wadanka Urdun (Jordan). Marzouq ayaa si aan lagu aqoon hogaamiyayaasha wadamada carabta waxaa uu uga horyimid heshiiskii lagu dhexdhexaadinayey wadamada Israel iyo Palestine, heshiiskaas oo ay soo diyaarisay xukuumada ka talisa wadanka USA, heshiiskaas oo u muuqday mid aad ugu eexday wadanka Israel ayaa caalamka Islaamku iyo carabtuba ka horyimaadeen. Halkaan ka daawo khudbada Mr Marzouq iyo khudbada kale oo uu horay u jeediyey.

Lämna ett svar

Din e-postadress kommer inte publiceras. Obligatoriska fält är märkta *