Boqor Burhan Boqor Muse ayaa safar shaqo ku jooga wadanka Cuman

Asc: Waxaa wadanka Oman booqasho shaqo ku maraya Boqor Burhan Boqor Muse. Boqorka ayaa waxaa casumaad u fidiyey Suldaanka guud ee qowmiyada Meheri Ismaaciil, Suldan Cabdullahi bin Ciisa Al Cafraar, waxaa kaloo isna Suldaanka weheliyey Generaal Cali salim iyo madax kale oo uu hogaaminayey Suldaanku.

Lämna ett svar

Din e-postadress kommer inte publiceras. Obligatoriska fält är märkta *