ASC: لنشره صورة أمير قطر في جنازة أمير الكويت.. حملة مقاطعة بالسعودية لمطعم يملكه كويتي Admin september 30, 2020 Home الشيخ صباح الأحمد الجابر الصباح Read More
ASC: Islan Bashir Islan Abdulle iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayna kamid yihiin Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire, Garaad Maxamed Cilmi Shirwa iyo Amiir Maxamuud Ciise Yuusuf ayaa gaaray magaalada Burtinle. Waftiga Islan Bashir horkacayo ayaa waxay magaalada kula kulmi doonaaan Boqor Burhan Boqor Muse oo shalay lagu soo dhaweeyey magaalada Burtinle. Labada Issim iyo waftigooda ayaa booqasho ku kala bixin doona gobolka Mudug. Admin september 29, 2020 Home By: Xabiib Xirsi Barre iyo Badhawe Aden Hussein Read More
EU go,aankeeda/ soojeedinta ku socota laajiyiinta (EU message to refugees) : Preferably stay at home: Wadankiina jooga. Admin september 24, 2020 Home Gudiga hay,ada socdaalka iyo laajiyiinta ee wadamada EU gudoomiyaheeda Ylva Johansson ayaa soo jeedisay go,aamo culus, khatarna ku ah dadka laajinimada doonaya. Laga bilaabo 2015... Read More
GALKACYO WAA NABAD Admin september 22, 2020 Home GALKACYO WAA NABAD Galkacyo waa magalo kamid ah magaloyinka ugu qadiimisan ee kuyaala gayiga somalidu dagto, waa magalo barkulan u ah qarirada sida todobbada usamaysan... Read More
Geedi socodka nabadaynta iyo horumarka Gobolka Mudug iyo iswareysigii labaad oo markale lagu qabatay wadanka Sweden, Gobolka Gothenburg. Admin september 15, 2020 Home Qaybtii labaad ee geedi socodka nabadaynta iyo horumarka Gobolka Mudug wuxuu ahaa iswareysigii labaad oo markale lagu qabatay wadanka Sweden, Gobolka Gothenburg. Qaybtaan labaad waxaa... Read More
Geedi socodka nabadaynta iyo horumarka Gobolka Mudug Admin september 3, 2020 Home Gobolka Mudug Asc; Geedi socodka nabadaynta iyo horumarka gobolka mudug ayaa sanadihii ugu dambeeyey u ekaa mid bulshada ku nool gobolkaas ay ku dadaalayaan iney... Read More